Home Afsomali Full VIDEO Tiiraanyo Bixin Somali trauma Rehabilitation Center “sodrag” ( DAAWO SAWIRADA...

Full VIDEO Tiiraanyo Bixin Somali trauma Rehabilitation Center “sodrag” ( DAAWO SAWIRADA )

Somalia waxaa lasheega dadkeedu boqolkii 60 in ayqabaan xanuunka tiiraanyada oo ka dhasha walwal iyo walaac joogta ah

Magaalada Muqdisho waxay ka mid tahay magalooyinka  marwalba ay soo wajahda xalada qatarta ah oo sababta dadkeedu in ey daris la noqdaan cudurka tiiraanyada

hadaba hayda xarunta Somali trauma Rehabilitation  Center sodrag oo ay ku bohoween dhalinyara somaliyeed iskuna howlay ineey ka shaqeeyaan tiiraya bixinta umada soomaliyeed

waxay magaladan muqdisho ka daahfurtay barnamijyo dhamaan lagu qabandooda dagmooyinka gobolkla banadir

wijigii 2aad ee barnaijkan oo maanta kaqabsoomay dagmada hodan ee gobolka banader

waxaana barnamijkaa kasoo qeybgalay dad tiradooda gaaraysa ilaa 60 qof oo dhaaantoda daris la ah siada ay sheegeen  murugada

inta uu kulanka uusocday masuuliinta haydada iyo kasoo qeybgalyaasha waxay iswidaarsaden su aala salka ku haya  wadada ugu fudud ee lagaga gudbi karo tiiraanyada.

macalimiinta casharbixinta qabilsaana waxay isdul istaageen iney muhiim tahay ka tanasulka xaaladaha xun iyo in la tala saarta alaah

qaar kamid ah masuuliinta hayada oo goobta kahadlay waxay sharxaad kabixiyeen howlaha ay maanta qabteen iyo muhiimada ay leedahay

barnamijan  tiiraan bixinta oo lahaandoona wajiya badan waxay shegeen masuuliinya hay ada sodrag in ay kago,antahay ciribtrika siiraanyo bixinta dadka somaliyeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.