Home Afsomali Full VIDEO Wasiirka Amniga ayaa Sheegay sababtii uu ku baaqday banaanbixii Mucaaradka...

Full VIDEO Wasiirka Amniga ayaa Sheegay sababtii uu ku baaqday banaanbixii Mucaaradka u qorsheysnaa

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xundubay Jimcaale ayaa khilaaf uu ka dhashay cida qaadeysa masuuliyada sugida Amniga goobta lagu waday in uu ka dhaco banaanbixii weyn ee looga soo horjeeday Madaxweynaha uu dhamaaday waqtigiisa.

 

Waxaa uu ku hanjabay in dowladda Soomaaliya aysan aqbali doonin banaanbax aysan sugeen Amniga ciidanka dowladda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.