Home Afsomali Full VIDEO Waxaa isu dhaartay Cali Dheere iyo sanyere Cawaaqib Xumadii ka...

Full VIDEO Waxaa isu dhaartay Cali Dheere iyo sanyere Cawaaqib Xumadii ka Dhalata Puntland ayaa masuul ah

Odoyaal culumaaudiin dhaqanka beel weynta Murusade iyo waxgarad kale oo shir jaraid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay kaga hadleen xarig iyo jirdil loo geystay iyo weliba xukun dil toogasho ah oo maxkamada Puntland dhawaan ku riday 8  dhalinyaro ka ganacsanayey deegaanaada gal mudug

Odoyaashaan ayaa hoosta ka xariiqay in xakunkaasi yahay mid cadaakad daro ah isla markaana  wixii cawaaqib xumo ah ee ka yimaadda ay eeda dusha saran tahay masuuliyiinta puntland .

Duqowda dhawanka ee besha murusade ayaa baaq u diray madaxda dowlada dhexe sida madaxweynaha raiisal wasaaraha iyo duqa Muqdisho

Waxayna sido  kale ugu baaqeen maamulka puntland sida madaxweyne dani madaxweynaha galmudug  gudoomiyaha gobolka gobolka Muduq iyo masuuliyiin kale

 

Previous articleRa’iisul Wasaare Rooble oo booqday Taliska Ciidanka C.X.D.S ee Jubaland
Next articleRa’iisul Wasaare Rooble oo qado sharafeed loogu sameeyey deegaanka Goobweyn ()DAAWO SAWIRADA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.