Wiil cowska cuni jiray Nsanzimana Elie marbuu faqiir ahaa hada waa taajir dunidane can ka noqday
Saaxiibada aan jecel nahayow waa mar kale iyo barnaamijkeenii sii daa waxaad maanka ku heyso oo aan markaan kaga hadlayno wiil dhalinyaro ah oo nolosha isbedeshay ee wiil dhalinyaro ah oo cowska daaqi jira cuni jiray sidii geela looda riyaha iyo dameeraha kaasi oo ku noolaa keeymaha duurka looguna yeeri jiray daanyeerow .
Aan ku bilownee 21 Jir Lagu Magacaabo Daanyeer ayaa si kadis ah u yiri Waxay iigu yeereen daanyeer Hadda dunida oo dhan ayaan caan ka ahay: waana shaqsi aan caadi ahayn
Isbadal Naxdin Leh Oo Ku Dhacay
Noloshiisa inta badan wuxuu ku soo qaatay dhulka baadiyaha ah halkaas oo uu sida xawaanada uu u cuni jiray daaqa cowska
Ma hadlo waxaana loogu ciyaaraa sida biibiilaha ama booombalada oo kale markasta hooyada dhashay ayaan ka daalin xanaaneynta iyo daba socoshadiisa aan ka daalin
waad ku mahadsan daawashadiina sharafta leh ee noo shere gareya si fariintaan ay Saaxiibo badan u gaarto naguma soo biir si aad u heshid waxbixinada aan soo bandhigno.
Sheekada nin 21-sano jir ah oo lagu magacaabo Nsanzimana Elie, kaas oo u dhashay si ka duwan insaanka caadiga ah isla markaana cuna cawska ayaa is bedeshay noloshiisa kadib markii uu ku soo laba kacleeyay baraha bulshada lagana soo duubay muuqaal cusub oo naxdin leh. Nsanzimana Elie, ninkan dhalinyarada ah ee u dhashay dalka Rwanda ayaa sanadkii hore aad u faafay ka dib markii Afrimax English uu sii daayay dukumentari ku saabsan sida alle u abuuray ugu sahlay ku noolaanshiyaha daaqa daaqa cowska iyo miraha geedaha si ka duwan dadka caadiga ah . Waxaana uu gabi ahaanba ka go’ay qoyskiisa, waxa uu u doortay kaynta in uu deegaan u noqdo oo uu caws daaqayo. Waxa uu dhashay Xili waalidkii ay aad ugu baahnaayeen. Waxay ahayd dhowr sano ka dib markii ay dhaleen dhowr carruur ah oo ka wada saqiiray dhimanaya. Ma hadlo sababtoo ah wuxuu la ildaran yahay cudurka microcephaly muuqaalka wejigiisa waxaa laga fahmi karaa in , had iyo jeer loo cagajugleeyn jiray , in la dhibi jiray lana caayi jiray.
Fadlan rukumo oo iska diiwaangeli begkeena si aad warbixino dheeraad ah u hesho!
Noloshiisu hadda way ka duwan tahay sidiisii hore waxa uu hadda aadayaa dugsiga, hooyadiis waxa ay wanaag ka rajaynaysaa iyo in uu wax taro wiilkeeda oo nolshiisu iska bedeshay Wax badan ayaa weli loo baahan yahay oo ay ku jiraan agabka dugsiga iyo guud ahaan badbaadada. Iyada oo loo marayo ololaha GoFundMe, ninka dhallinyarada ah waxa uu soo maray isbeddel weyn oo hadda waxa la geliyey dugsi uu wax ku barto. Pageejaka aan ku leenaha baraha bulshada waxay ku siinayaan marino aan kuugu soo gudbino warbixino degdeg ah oo malaayiin garaya laga bilaabo kuwii hore ee ugu cadcadaa ilaa kuwii ugu dambeeyay. Kaliya ku dhufo barteena dhaqanka follow iyo shere si aad u daawato wax kasta oo aad jeceshahay .
Senzimana Eli, oo booc-boocsado loogu yeero daanyeer halka kuwa kalana ay jir dil u geysan jireen hadda waa arday noloshiisa hormarinteeda dadaal adag ugu jira . Nsanzimana nolol maalmeedkiisa waxa ay ku hormartay indhaha warbaahinta waaweyn sida Daily Star of England, xitaa markii isbitaalka la geeyey waxaa loola dhaqmay sidii caruur oo kale. Hada waxa uu noqday qof weyn, waxaana is bedelay dhamaan hab dhaqankiisii. Wuxuuna ugu danbeyn nasiib u yeeshay in uu ku noolaado waxna ku barto dalka faransiiska oo kafaalo qaaday noloshiisa inta ka dhiman
Side aad u aragto warbixintaan fikirkaagu waa muhiim aragtidaada hoos noogu reeb qeybta commentiga hadaad nagu cusub tahay follow iyo like soo saar noona shere garey si muuqaalkaan uu Saaxiibo badan u gaaro mahadsanidiin