https://youtu.be/g5gM6RLK5GI
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) oo goordhow warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dib loogu celiyey 8:00 habeenimo bandowga saaran magaalada Muqdisho, kaasoo la soo rogay si loo xakameeyo Corona.
Bandowgu mid amni maaha dadka labalaba u socdo waa socon karaan goobaha farmashiyeyaasha waa furan yihiin taliyii cidankiisu shacabka u gafo isaga ayaa masuul ka ah
Sidoo kale taliyaha Booliska ayaa shaaciyey in xil ka qaadis uu ku sameeyey taliyihii saldhigga degmada Baoodheere Najiib Carab, kaas oo uu xalay askari ka mid ah ciidamadiisa laba qof oo shacab ahaa uu ku toogtay agagaarka isgoyska Jubba
askarigii dilka geystay waa xiran yahay talihiisiini xilkii ka waa ka qaaday
dadka leh waa lagu cariiri waan ka yeelnay waxaana ka dhignay oo uu ka bilaabanayaa laba saac ilaa shanta subaxnimo dadkuna hadeysan badneyn waa socon karaan
taliyaha ayaa bulshada ka codsaday in ay la shaqeeyaan ciidamada bolice ka