Home Afsomali Full VIDEO Xalka banaan bixii daljirka oo la helay

Full VIDEO Xalka banaan bixii daljirka oo la helay

shacbka muqdisho oo looga digey khataraha ka imaan kara banaanbaxa mucaaridku ku baaqey sax

Kulan kaan oo ahaa mid baraalan isla markaana lagu diidanaa in Magaalada Muqdisho uu ka dhaco isu soobaxyo siyaasadeed oo ay ka danbeeyaan musharaxiin mucaarad isku rogay kuwaas oo la sheegay in ay marin habaabinayaa dhalinyarada iyo haweenka ayaa looga hadlay arimo ay ka mid yihiin  dhibaatada iyo xanuunka laga dhaxli karo

Waxaan ka soo qeybgalay madaxda dhaqanka sakaadiin suldaano nabadoono masuuliyiin iyo waxgarad kale oo lagu casuumay

Waxaana ka mid ahaa maduuliyiin hadalada kala duwan ka soo jeedisay

  1. Gudoomiyaha ururada burshada rayid ee Banaadir State Nabadoon Muxudiin Xaasan Afrax
  2. Suldaan Cabdinaasir Jaamac seed
  3. Nabadoon cabdikariin Maclin
  4. Axmed Cumar Rooraaye
  5. Nabadoon Aweys Macalin
  6. Lataliyaha Duqa Muqdisho Garaad Cabdiqani Nuur Xasan

Iyo  kuwa kale

Intii uu socday kulan ayaa lagu lafo gurey qodobo dhowr waxaana la sheegey in aan xiligaan baahi loo qabin in banana bax laisu yimaado caroonaha jiro owgii

Kulanka ayaa laga soo saaray goaano ay ka mid yihiin  sidii looga badbaadi  lahaa qataraha laga filan karo iyada sodoo kalana laga soo keediyey talooyin ku aadan amaanka iyada oo waqtiyadaan danbe uu dunida ku soo labakacleeyey cudurka caroona virus

Fiira gaara u yeesha caafimaad darada dunida ka jirta wuxuuna sidoo kake shacabja uga digay in ay qeybka noqdaan banaan baxayaasha aan amaankoda lagu kalsoonaan karin

30 sano ayaa laamiyada la gubayey ee yaan dib loo noqon

Madaxdii dhaqanka nabadoonadii salaadiintii iyo garaadadii kulanka ka soo qeybgalay ayaa waxaa ay yiraahdeen xiligaan ma haboono in laga qeybgalo banaan baxsiyaasadeed shacabka lagu jahwareerinayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.