Home Afsomali Full VIDEO Xarunta Sheikh Rusheeye Yare Magaalada Muqdisho

Full VIDEO Xarunta Sheikh Rusheeye Yare Magaalada Muqdisho

Xarunta Cilaajka Daaru tawba Oo Ah Xarun Lagu Dabiibo Xanuunada Kala ah Isha Jinka sixirka Xasadka Walaaca waswaaska iyo Umu Sibyaanaka Waxana Xanuunadan Ruuxiga lagu Daaweeyaa Ayaadaha quranka Qowlki eebe Iyo Sunada Nabigeenda Muxamed nnkh
waxana Subax Waliba Xarutan yimada rag iyo Dumar fara badan Kuwas oo la il daran Xanuunadan Ruuxiga ah

Shiikh Cabdullahi Cumar Cabdi Dawle Sheekh Rusheeye Yare oo ah Shiikha Xaruntan Ayaa Ugu Baaqay bulshada Ganacsatada iyo Cid walba oo alle eax diiyey in ay Ka qeyb qaadan kartaan Caawinta Dadka Danta yar Maadaa Bisha Barkeysan ee ramdan ay foodo Noogu soo heyso sido kale Wadanka uu mar kale kuso laba kacleyay Cabuq covid 19

 

ugu Danbeyntii Shiikh Rusheeye Yare ayaa Shacabka Ku dhaqan 17 Degmo ee gobalka banadir la wadaagay Fariin ah in maalinta khamiista oo ay taariq ku asteesan tahay 18 bisha in xarunta Lagu Qabanayo Muxaadaro oo ay bixinayaan Culumo Kala duwan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.