Xildhibaan daahir amiin jeesow oo ka tirsan mudanayaasha baarlamanka df kuwooda ugu caansan abuurtayna sidii Madaxweyne mucaard iyo muxaafid oo shir jaraid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka falceliyey shirka jabuuti uga socdo dowlada Somaliya io maamulka ictiraaf doonka ah ee reer somaliland
Xildhibaanka oo khudbadiisa qodobo badan ku soo hadal qaaday ayaa xusay in madaxweyne Farmaajo uusan Axmed Madoobe aqoonsan karin sharciyan iyo dastuurku sida uu qabo
madaxweynayaasha maamul goboleydyada doorasho ayey ku yimaadeen tii kismaayo ka dhcadayna waxaa ku jiray 3 magac ii soo qor midka aan rabo ayaan kala baxyaaye taasine uu sheegay xildhibaan ku in ay tahay mid aan la aqbali kari