Home Afsomali Full VIDEO Xildhibaan Maxamed Xusein Tahliil Calool Geel oo raali galin ...

Full VIDEO Xildhibaan Maxamed Xusein Tahliil Calool Geel oo raali galin ka bixiyey

Xildhibaan Maxamed Xusein Tahliil Calool Geel oo raali galin ka bixiyey Hadalkii ka soo yeeray Xildhibaan Fiqi bushada galmudugna ugu baaqay in la difaaco lana garab istaago Maamulka Galmudug
Maxamed Xusein Tahliil Calool Geel oo ka tirsan Xildhibaanada Galmudug kuwooda ugu cad cad oo shir jaraid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in gal mudug ay maamul leedahay shacabkeedana looga fadhiyo garab istaag iyo difaac dowladeed
xildhibaanka ayaa xusay dhanka kale inuu raali galin buuxdo ka bixinayo hadalkii ka soo yeeray wasiirkii hore ee Amniga galmudug isla makraana wuxuu dalbaday in uu sameeyo isla xisaabtan maadaama uu maamulka u haayo hub iyo ciidamado badan loogana fadhigo xilwareejin buuxdo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.