Home Afsomali Full VIDEO Xildhibaan Zakarie oo bixiyey Wareysi Arinta diyaaradaha waa qorshe siyaasadeed...

Full VIDEO Xildhibaan Zakarie oo bixiyey Wareysi Arinta diyaaradaha waa qorshe siyaasadeed ay gadaal kaa riixayaan dani iyo farmaajo loona adeegsanayo Heyada Nabad sugida iyo sidoonka Qaranka

Xildhibaan Zakarie oo bixiyey Wareysi Arinta diyaaradaha waa qorshe siyaasadeed ay gadaal kaa riixayaan dani iyo farmaajo loona adeegsanayo Heyada Nabad sugida iyo sidoonka Qaranka

Xildhibaan Zakariye Xaaji oo ah Miliilaha diyaradaha is wadda ee lixda ah kuwaas oo lagu qabtaay garoonka aadan cade international air port ayaa yiri Farmaajo iyo deni ayaa ii tashtay maamaada aan ahay musharaax madaxweyne

Ka dib markii ay NISA garoonka Aadan Cadde ku qabatay 6 diyaarad oo DRONES  ah  taasoo keentay in  xildhibaan Zakariye Xaaji  Maxamuud Cabdi oo ka mid ah xubnaha ee golaha shacabka  ee waqtigu ka dhamaaday Sharaxaad ka bixiyo

Wuxuuna xusay in baalasheeda iyo Caloosheeda meel hub lagu qaado ama lagu xirikaro  aysan ku laheyn  waxaana intaa ku daraay  In uu diyaaradaaha is wada ka  soo iibsaday dallka turkiga laguna  farsameeyey shiinaha uuna heysto ducuemntigii oo  dhameys tiran waxaana looga shaqeeyaa waraabka beeraha iyo buufiska cayaayaanka sida ayaxa iyo koronkorada

Diyaaradaha ay ku rakibaan yihiin qalabka is wada ayaa waxaa sidoo kale la socday oo lala qabtay laba farsamo-yaqaan oo u dhashay dalka Turkiga, kuwaasi oo qorshuhu ahaa inay diyaaradaha rakibaan, kadibna howl-geliyaan.balse waxaa la sii daayey ka dib markii safirka turkugu dowlada ka dalbaday hadii aan danbe lagu heysan in la sii daayo taasoo cadeyneysa in  danbi uusan jirin isku soo wada duubo Xildhibaanka ayaa ku adkeystay in diyaaraduhu eheyen kuwo dagaal balse uu qorsho  Arinta diyaaradaha waa qorshe siyaasadeed ay gadaal kaa riixayaan dani iyo farmaajo loona adeegsanayo Heyada Nabad sugida iyo sidoonka Qaranka

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.