Home Afsomali Full VIDEO Xiliga uu furmayo kal fadhiga 7aad ee Baarlamaanku oo...

Full VIDEO Xiliga uu furmayo kal fadhiga 7aad ee Baarlamaanku oo loo codeeyey

https://youtu.be/5Ynr51-s6Ys

Guddiga joogtada iyo guddoonka labada aqal ee baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa isku raacay in kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka uu furmi doono 6-da bisha June 2020.

Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Yareey ayaa 27-ka bisha June hor imaan doonta baarlamaanka Soomaaliya sida lagu go’aamiyay shirka, waxeyna warbixin ku saabsan doorashooyinka dalka ka dhageysan doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.