Home Afsomali Full VIDEO Xog xaqiiq ah Cimaamad ayaa dhulka ku dhacdey lamana Qarin...

Full VIDEO Xog xaqiiq ah Cimaamad ayaa dhulka ku dhacdey lamana Qarin Karo tolkeey habargidireey

https://youtu.be/7hziJ-_u3h0

Xog xaqiiq ah Ciimaamad ayaa dhulka ku dhacdey lamana Qarin Karo tolkeey habargidireey
Hadii aad u fadhidey in Qoorqoor xataa Dhexdhexaad ka noqdo hiil uu rooble u galo iska daaye

hada Ogoow in 15 Odey oo wasiiradii habargidir ee galmudug hor kacayaan iney macal odeygii xaaf ahaa inta wateen iney farmaajo kula heshiiyeen iney shir ay ku taageerayaan farmaajo qaban qaabinayaan

Waxaa iga dagi weysey oo ay ii sheegeen rag ka mid ah 15kaas nin in farmaajo kuyiri habargidireey Madaxweyne ma rabtaane maxaa abgaal lugaha iigu qabaneysaan Iyo iney Qoorqoor ku Garab siiyaan inuu rooble ku qasbo taageerada farmaajoo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.