Home Afsomali Full VIDEO yuusan daawan qof ka yar 18 sano iyo haweenka Uurka...

Full VIDEO yuusan daawan qof ka yar 18 sano iyo haweenka Uurka leh Digniin la dagaalanka isha Sixirka iyo jinka

iyada oo magaalada Muqdisho iyo dalka intiisa kale ay ku soo badanayaan cudurada faafa ayaa hadana waxa u sii dheer Xanuunada dhimirka sixirka jinka isha  iyo kuwa laga dul hadlo .

waxaa maalin  walba xarunta daarul Towba taga boqolaal isugu jira rag iyo dumar si ay u helaan quraan iyo  mudaawaaad looga tahliiliyo.

dareen guux iyo isdhahmar jarees ayaa laga darfeemayaa dhamaan dhibanayaasha da.kasta leh ee ku sugan xarunta marka uu bilowdo aqrinta quraanka tahliilinta ducada  iyo su.aalaha la weydiiyo Bukaanada isla markaana la shido sameecadaha waa weyn

waxaana xusid mudan in ay goobta diyaar ku yihiin shaqaale loo carbiyey howlgalada noocaan oo kale ah .

Maamulaha xarunta cilaajka daarul towba Sheikh Cabdulaahi Cumar Cabdi Dowle  oo shirjaraaid ku qabtey isla xaruuntisa  howlihiisa bulshada lana wadaagqay ayaa  sheegay in xarunta la dagaalanka Saaxiriinta isha iyo jinka lagu soo kordhiyey adeegyo caafimaad jiif iyo Cuntana leh

wuxuuna wadcad ku maray in ay la dagaalamidoonaa saaxiriinta iyo jinka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.