kulan lagu daahfurayey diiwaan galinta Xafiiska sanduutuuqa sakawaatka iyo waqfida islaamiga ah ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho “waxaana ka soo qeybgalay wasiiro xildhibaano siyaasiyiin culumaaudiin nabadoono ganacsato haween iyo waxgarad kale
dhamaan masuuliyiintii madasha ka hadashay ayaa si isku mid ah ugu muujiyey soo dhaweyn hanbalyo iyo taageerid dhankasta leh waxayna tilmaameen in ay tahay tiir ka mid ah diinta islaamka
dhanka kale xuseen in loo baahan yahay iskaashi ay sameeyaan culumada ganacsatada iyo xukuumada si loo quudiyo fuqurada aqniyaduna uu uga dhaco waajibka diini ah “shacabkana lagu dardar galiyo bixinta sakada ku waajibta
Shirka waxaa daahfuray Wasiir ku xigrenka wasaarda owqaafta iyo arimaha diinta al ustaad cismaan Adan dhuubow oo ku dhawaaqay furitaanka xafiiska dardrgalinta akawaadka iyo waqafka