Home Afsomali Gaadiid xamuul oo ku rogmaday isgoyska ceelgaab (Daawo sawirada)

Gaadiid xamuul oo ku rogmaday isgoyska ceelgaab (Daawo sawirada)

Gaadiid xamuul ayaa ku rogmaday isgoyska ceelgaab
Wadooyinka qadiimiha ah ee Magaalada Muqdisho oo aan dayactir helin mudooyinkaan  ayaa waxaa isa soo tarayo Qasaaraha ka dhashay burburka xoogan iyo boholaha ka qodan awgeed  gaadiidka  xamuulka sida ee aada dakada ama ka baxa qasaaraha soo gaarayo.
ShilKii ugu danbeeyey  ayaa haatan idiin sawiran oo daqiiqadaa  dhacay
Labadaan gaari oo midka dakada ka soo rartay sokor  iyo midka kale oo faaruq ahaa ayaa isgoyska ku rogmada .
Inkasta oo aan qasaare nafeyd jirin hadana waxaa gaariga lagu dhacay gaaray burbur xoogan  waxaana la sheegay in shirka iyo buudig Motoorka  iyo meelo kale ay wax yeelo ba.an soo gaartay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.