Home Afsomali Gaari dad shacab ah ay saarnaayeen oo lagu gubay xabada ka dhacda...

Gaari dad shacab ah ay saarnaayeen oo lagu gubay xabada ka dhacda Qoriga Baasuukaha

Gaari bus PL ah oo ay saarnaayee dad shacab ah ayaa lagu gubay bambaanada laga rido qoriga RPG 7 ama baasuuke xiliuu marayey duleyka dagmada qoryeeley ee Gobolka sh/hoose

gaariga oo magaalada beydhabo u socday ayaa la sheegay in uu sida qudaar waxaana dadka deegaanku sheegayaan in ciidamo ka tirsan alshabaab ay burburiyeen gaariga iyo dadkii saarnaa .

gaariga ayaa waxaa ku dhintay inta la xajiyey ilaa 6 lix ruu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.