Home Afsomali Gabar 12 jir aheyd oo cidii dishay mrun ka taagan yahay gobolka...

Gabar 12 jir aheyd oo cidii dishay mrun ka taagan yahay gobolka Galgaduud

warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya meydka gabar yar oo  lagu arkay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

Meydka Ikraan mire Xaashi  oo 12 jir aheyd ayaa laga helay deegaanka Bohol oo hoos yimaada magaaladaasi.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Galmudug ay gaareen deegaankaasi, islamarkaana ay gacanta ku soo dhigeen gabdha hooyadeed iyo sayigeeda, kuwaas oo looga shakiyey inay ku lug lahaayeen dilka marxuumadda.

Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta  ayaa ka warbixiyey dhacdadaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.