Home Afsomali Garaad Cagey oo martiqaad u sameeyey masuuliyiin kala duwan

Garaad Cagey oo martiqaad u sameeyey masuuliyiin kala duwan

Madaxweyne Ali Gudlaawe Hussein ayaa hoyga Garaad Hussein Garaad Cageey kulan qado sharaf kula qaatay Raisul Wasaarihii hore ee Somaliya Md Cali Maxamed Geedi Ali Gedi Sheikh Ali Wajiiz iyo Siyaasi Mahamoud Moallim Abdulle.

Kulanka waxaa looga hadlay xaaladaha deegaanada Hirshabeelle iyo marxalada kala guurka ah ee ay gashay Dowlada Hirshabeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.