Home Afsomali Garab ka mid ah labadii garab ee ay hore ugu kala jabeen...

Garab ka mid ah labadii garab ee ay hore ugu kala jabeen Gudiga Doorashada SL ayaa sharuud ku xiray ka qeybgalka iyo sida ay ka yeelayaan hadii ay qabsoobto iyaga oo ka maqan

Garab ka mid ah labadii garab ee ay hore ugu kala jabeen Gudiga Doorashada SL ayaa sheegay in aanay ka qaybgelayn Doorashada Gudoonka Gudiga ee berri hadii aanay is dooranayn 8da Xubnood ama aan qaab kale banaanka looga heshiin

Garab ka mid ah Guddiga doorashada Somaliland ayaa diiday inay berri ka qeyb galaan doorashada lagu madlan yahay inay ka dhacdo Teendhada Afisyooni, taasoo ay isku dooranayaan xubnaha Hoggaanka Guddiga doorashada.

Xubnahan oo ah afar ka mid ah sideedda Guddiga deegaan doorashada Somaliland ee ka yimid dhanka Cabdi Xaashi ayaa shuruud ku xiray ka qeyb galkooda doorashada berri, iyagoo dalbaday inay uga qeyb geli karaan oo kaliya in 8 xubnood ay doorashada ka qeyb galaan iyo in wada hadal iyo heshiis dibadda ah oo lagu dhammeeyo muranka jira.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.