Home Afsomali Garawe oo lagu doortay Xildhibaano la filayey iyo puntland oo soo gabagabeysay...

Garawe oo lagu doortay Xildhibaano la filayey iyo puntland oo soo gabagabeysay Doorashadii

6-kursi oo lagu doortay Garowe iyo Puntland oo soo gabagabeysay doorashada BFS

6-da kursi ee saakay lagu doortay Garowe waxaa ku kala guuleystay xubnaha kala ah:

1 – Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladhiif Muuse Nuur Sanyare ayaa ku guuleystay kursiga HOP#199.

2 – Cusmaan Cali Yuusuf ayaa ku guulaystay kursiga HOP#198.

3 – Eng. Maxamed Cabdullaahi Kayse ayaa ku guulaystay kursiga HOP#073.

4 – Xildhibaan Sacdiyo Xaaji Yaasiin Samatar ayaa ku guuleysatay kursiga HOP#129.

5 – Cabdullaahi Maxamed Jaamac ayaa ku guulaystay kursiga HOP#191.

Cabdirisaaq Xasan Axmed ayaa ku guulaystay kursiga HOP#221. Kursigaan waxuu ahaa kii ugu dambeeyey 37-kursi ee Puntland ay ku leedahay golaha shacabka.

<span;>Maanta oo Jimco ah waxaa sidaas lagu soo gabagabeeyey doorashada dhamaan xubnaha baarlamaanka 11-aad ku metelaya deegaanada maamulka Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.