Home Afsomali Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho oo qarka u saaran in uu gubto iyo...

Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho oo qarka u saaran in uu gubto iyo shirkadaha diyaaradaha oo kala cararay diyaaradahooda.

Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho oo qarka u saaran in uu gubto iyo shirkadaha diyaaradaha oo kala cararay diyaaradahooda.

Ciidanka diiddan Muddo kororsiga Farmaajo sameystay ayaa qoryahaya waaweyn ee soo riddi kara diyaaradaha ku aadiyey garoonka diyaaradaha iyo Hawada ku teedsan taasoo cabsi ku abuurtay shirkadaha diyaaradaha oo Ciidamo Farmaajo garab siinaya kasoo qaadi lahaa goboladda Dalka.

Saraakiisha Ciidankaas wadata oo aan la hadlay qaar iyaga kamid ah ayaa iisheegay in diyaar ay u yihiin iney soo ridaan diyaaradaha shirkadaha gudaha ay leeyihiin ee lagu soo daabulayo Ciidanka taabacsan Farmaajo ee Xamar loo keenayo si ay u dagaalamaan.

Xaaladda garoonka ayaa hada ah mid walaac xooggani ka jiro.

faafaahinadda garoonka diyaaradaha oo qarka u saaran in la duqeeyo hadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.