Home Afsomali VIDEO Geeleyda Dhoofinta neefka dhedig waa dabar go.a xoolaheena

VIDEO Geeleyda Dhoofinta neefka dhedig waa dabar go.a xoolaheena

 

Xoolo dhaqatada somaliyeed ayaa ku adkeysanaya in Caafimaadka Xoolaha somaliyeed in uu yahay mid aad u wanaagsan

Dhoofinta neefka dhedig waa dabar go.a xoolaheena

Si aan u tusno wadamada caalmka una dareensiino in xoolaheena cadkooda iyo caanahoodu ay caafimaadka dadka u fiicvan yihiin arintaas ayaan wax ka weydiinay xoola dhaqatada iyo ganacsatada somaliyeed ee ku howlan ka ganacsiga geela .

Intii aan ku guda jirnay xerada geela ayaan kula kulan xoola dhaqato iyo ganacsato kale oo aan weydiinay su.aalo dhowr ah waxaana ugu horeeyey Cabduley Cali jaloose oo ah Ganacsade ku xeel dheer dhaqashada geelle

 

Sacuudigu dhawaan wuxuu hakad galiyey xoolaha Somalia, wuxuuna sooceliyey 2 markab oo xoolo wada, isaga oo ku sheegay in xoolaha Somalia xanuunsanyihiin.

Sidoo kale wadamada kale ee qaata xoolaha Somalia sida Masar, Cumaan iyo Imaaraadka midna ma sheegin xanuunka Sacuudigu ku sheegay xoolaheena mana ay joojin, sidoo kale sacuudigu ma faah-faahin mana sababeyn xanuunka uu sheegay.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?sort=dd&shelf_id=0&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.