Home Afsomali Gen Maxamed idiris deebi oo la wareegay talada dalka chat

Gen Maxamed idiris deebi oo la wareegay talada dalka chat

General Mohamat Idriss Deby oo ah wiilkii uu dhalay AUN Madaxweynii dalka Chad ayaa isla markiiba la wareegay talada dalka Chad oo MW ka noqday kadib geeridii aabihiis oo saacado uun laga joogo

Xukunkiibuu isku dhajiyay doorasho macmal ah buu sameystay albaabkasta oo wax loogu sheegi karay wuu xiray teyda ha socoto buu soo istaagay kadib dadkii waxa ay ku qasbanaadeen in ay qoriga qaadaan oo dalkii uu dagaal sokeeyo galo aakhirkiina maanta isagii baa lagu dilay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.