Home Afsomali General Mohamed Siyaad Bare iyo Golihiisii kama danbayn sharaf iyo haybad Soomalinimo

General Mohamed Siyaad Bare iyo Golihiisii kama danbayn sharaf iyo haybad Soomalinimo

General Mohamed Siyaad Bare kama danbayn sharaf iyo haybad Soomalinimo.

Kuwii cadoowgu u soo adeegsaday ee dhabarka ka jebiyey Soomaaliya baa ku jira sawirka aad hoos ku aragtaan

Waxay ka shaqeeeyeen munaafaqiintu beentii iyo isku dirkii dadka lagu soo abaabulay si dawladu meesha uga baxdo

Ka dibna waxaa la bililiqaystay qaranimaddii,soomaalinimaddii,hantidii,maskaxdii,muruqii iyo aqoontii soomaaliyeed.

waxayna noqotay reer ba,oow yaa ku leh.

Dawladnimadu waxay ku qurux badan tahay dawlad iyo shacab wadaniyiin ah oo wada shaqaynaya laakiin tan aan ku jiro maanta waa tii ay nala rabeen ma liibaanooyaashii soomaali bah dilay.

Aduunka xaggee lagu arkay ruux geedkii uu saaraa goynaya soomaali ma ahee cid kale oo waxaas samayn kartaa caalamka ka helimaysit.

Welina waa sidii oo kuwii ka haray ee hadda nool kama waantoobin dhibaatantii umadda soomaaliyeed ay u yeesan jireen kamay samrin dhiigii ay ka daadiyeeyeen oo weli waa u hamuun qabaan. Waxay weli ku leeyihiin shacabka dhexdiisa xidido fara badan oo sumaysan

khaayinul wadanka kuwii

runta u sheegi lahaa sharcigana la tiigsan lahaa waa madaxdii la doorto ayana waxay baqayaan kooxihii yaraa ee qawlaysatadda ahaa kuna dhex nool qabaa,ilkii ay hore u abaabulan ee ay danahooda ku fushan jireen.

Allahu akbar maxaa xisaab sugaysa dadka qaarkiis.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.