Home Afsomali Gobolka Bnaadir iyo Ciidanka Bolice oo sameynaya Miskiin aa Misko la...

Gobolka Bnaadir iyo Ciidanka Bolice oo sameynaya Miskiin aa Misko la fuulo leh ( DAAWO SAWIRADA )

Xili dowlada  Somaliya ay ka gshay kaalinta 1aad dhanka Musuqmaasuqa caalamka uuna socdo boobka iyo xaalufinta dhulka danta guud isla markaana uu musuqu saameeyey dhamaan hey.adaha dowlada ayaa ayaa hadana dhanka kale si boor isku qaris ah ay u socdaan  Howlgal ay hogaaminayaa masuliyiinta lagu eedeynaayo wax isdabarinta iyo kala dhantaalida howlaha qaranka

Kaasi saacadihii la soo dhaafay lagu gubay qaad la sheegay in uu dalka ku soo galay sifo aan sharci aheyn tiiyoo isla suuqa si caadi ah loogu kala iibsanayo mid la mid ah midka la gubay

Sidoo kale waxaa dowlada hoose burburisay dhismooyin ku yaal dagmada karan xili iyane lagu eedeynaayo booka dhulka danta guud.

waxaana wax lala yaabo ah dhulka la boobay ama milkiyadiisa lagu qoray hay.ado ay leeyihiin ganacasato in ann waxba la iska weydiineynin balse lagu bur-burinaayay Goobaha ay si KMG ah ganacsato danyar ah u dhisteen ee Wadooyinka layaa burburin laga fuliyay Degmada Kaaraan ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa ayna ka dhacday  inta u dhaxeysa Isgoyska jiirada illaa Xaawa Casir ee dagmada kakaraan , iyadoona uu noqon doono mid sii socda si loo fuliyo Amarka Duqa Magaalada Muqdisho ee ku aadan in aan marnaba la aqbali doonin goobaha sida sharci darrada loo dhistay.

https://youtu.be/0_thDH23lSI

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.