Home Afsomali Golaha Abwaanada Wasiir Maahmaahyo sugaan iyo gabayo  uga falceliyey

Golaha Abwaanada Wasiir Maahmaahyo sugaan iyo gabayo  uga falceliyey

Xili ay sii xumaaneysay maalmihii ugu danbeeyey wada shaqeyntii ka dhaxeysay wisiirka warfaafinta xukuumada xilgaarsiinta cusmaan abukar dude iyo hobolada iyo fanaaniinta kala duwan ee dalka ayna ka dhaxeysay eedeymo ay isu jeedinayeen oo ka dhalatay ibinta golaha murtida iyo madadaalada tiyaatarka qaranka

 

ayaa madaxda  golaha abwaanada  ayaa shir jarad oo ay muqdisho ku qabteen  kaga hadkay arimo dhowr ah oo la xariira hakinta iibinta tiyaatarka iyo maalmaahyada wasiirka warfaafinta  oo ay ku tilaameen mid arinta sii murgineysa

 

Abwaan Faarax siyaad maxamed

Abwaan Cabdulaahi xaaji

Abwaan Hiraabe

Iyo Xersi dhuux maxamed wehliye ayaa sugaan iyo gabayo  uga falceliyey waxayna uga mahadxeliyee rw rooble iyo hanti dhorwka guud  sidii ay u horjoogsadeen iibitii tiyaatarka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.