Home Afsomali Golaha deegaanka degmada Xudur oo Gudoomiye doortay

Golaha deegaanka degmada Xudur oo Gudoomiye doortay

Golaha deegaanka cusub ee magaalada Xudur ayaa maanta doortay guddoon cusub ka dib kulan ay ku yeesheen magaalada Xudur.

Gudoomiyaha cusub ee Degmada Xudur ee xarunta Gobalka Bakool ayaa loo doortay Cumar Abdullahi Mohamud.

Golaha Deeganka ee Degmada Xudur oo ka kooban 27 ayaa 17 xubnood waxay u codeeyeen Gudoomiye Cumar halka Gudoomiyihii hore Mohamed Macalin uu helay 10 cod.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.