Home Afsomali Golaha Naafada Qaranka oo ka digay in dalku galo qalaase siyaasadeed (...

Golaha Naafada Qaranka oo ka digay in dalku galo qalaase siyaasadeed ( DAAWO SAWIRADA

 

Golaha Naafada Qaranka ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay   kulan dadka naafada ah ay uga hadlayaan khilaafka siyaasadeedka ariamaha nabada iyo doorashooyinka dalka

waxaana ka soo qeybgalay   Xubnaha ku midaysan Golaha  Naafada Soomaaliyeed

waxaana qodobadii  looga hadlayey ka mid ahaa doorashooyinka iyo nabada guusha lagu gaari kari

Dhamaan shaqsiyaadki madasha ka hadashay ee ka tirsan ururada u dhaqdhaqaaqa xaquuqda naafada Soomaaliyeed ayaa ku dheeraaday faahfaahinta iyo ujeedka kulanka laga lahaa waxayna sidoo kale ka hadleen dhibaatooyinka laga dhaxlay dagaaladii dalka soo maray dhanka kale waxay booriyeen siyaasiyiinta in ay isu muujiyaan isu tanaasul iyo is aaminad dheeraad ah  iyo sidii  looga hortagi lahaa koror ka naafada iyo wax u qabashadooda

Gudoomiyaha Golaha Naafada Qaranka Cali Cabdulaahi salaad oo shirka Soo xirey ayaa sheegay in kulanku yahay mid ay aragtidooda ku soo bandhigaan talo ka dhiibtaan waxayna ka digeen qalalaase siyaasadeed

ugu danbeytii warmurtiyeed laga soo saaray gunaanadkii shirka ayaa waxaa warbaahinta u aqriyey

Maxamed Cabdi Jaamac

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.