Home Afsomali Golaha Shacabka oo berri u qaadaya codka kalsooni-siinta Ra’iisul Wasaaraha magacaaban

Golaha Shacabka oo berri u qaadaya codka kalsooni-siinta Ra’iisul Wasaaraha magacaaban

Golaha Shacabka ee BFS ayaa maalinta berri oo Sabti ah u qaadaya codka kalsooni-siinta Ra’iisul Wasaaraha magacaaban Xamse Cabdi Barre.

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa loo diray farriin qoraaleed lagu wargelinayo fadhiga maalinta berri ee Ajandaha kalsooni-siinta Ra’iisul Wasaaraha magacaaban.

War kasoo baxay golaha Shacabka ayaa siddaan u qornaa:

Beri oo  Sabti ah 25 June waxaa jira kulan-weynihii Golaha Shacabka Baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.

Ajendaha kulanka u codeynta kalsooni siinta R/Wasaaraha  magacaaban

Goobta _ Xarunta Golaha Shacabka ee Villa  Hargeisa

Wakhtiga – 09.00 Subaxnimo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.