Home Afsomali Golaha wasiirada Malaysiya oo meel mariyey Arin dalkeena looga baahnaa

Golaha wasiirada Malaysiya oo meel mariyey Arin dalkeena looga baahnaa

Olaha Wasiirada ee dalka maleysiya ayaa bulshada dalkooda ugu soo b andhiga hantida gaar ahaaneyd ee wasiir kasta u keydsan sida hantida ma guurtada ah iyo qorashkasta ee uu leeyahay isagu
Wasiir kasta waxaa hey.ada maaliyada dabagalka iyo warbaajinta la wadaagay cadeymo muujinaya daqliga bil kasta u soo xarerooda inta uu la eg yahay iyo rasiidyada ay ku baxaa dhaqaalaha uu bixiyo

waana markii labaad ee wasirada maleysiya ay badhigaan daahfurnaanta ah sameeyaan
Raiisal wasaarahii hore dadlka maelysiya Mahatiir Maxamed ayaa ugu horeeyey masuuliyiinta la shaaciyey inta ay la egtahay hantidooda guud wuxuuna sharaxaad dheer ka bixiyey hantida ku jirtay accounkiisa gaar ahaaneyd iyo sidii uu u isticlaamay qarashaadkii uu maamulay

Arintii ugu yaabka badneyd waxay la xariirtay Dakota Maxamed diin kitaabi oo ahaa wasiirkii dalxiiska iyo farshaxanka iyo dhaqanka dalkaasi hantida uu heysto oo dhan waxay noqotay 9388 riingi oo ah oo u dhiganta 2374 kun oo doolar oo kaliya
Wasiirkaan ayaa ka dhashay qoys dan yar ah waana aqoon yahay xilkana wuxuu haayey ku dhawaad 2sano
Bilicda iyo dalxiiska meleysiya waxaa la sheegaa in uu wax weyn ka qabtay arintaana waxaa soo baaray hey.aaddaha dabagalka waxaana soo dhaweeyey bulshada dalkaasi sida uu wax u maamulo

Xilka loo magacaabay ugama faaiidaysay in uu ka tabacado hanta isaga u gaar ah wuxuuna dantiisa gaar ka ah doorbiday danta guud Maxamed diin kitaabi oo marka uu howlmeedkiisa ka hadlayo wuxuu yiraahdaa oo halku dhig u ah soo eega shaqadii la ii xilsaaray waxa aan ka qabtay inta ay la eg tahay
Sidoo kale soo eega nolosheyda iyo mida qeyskeyga markaa I dhaliilay iyo I amaana

Qoyskiisa wasiirkaan waxaa ay dagan yihiin guryahay ay dagan yihiin dadka danyarta ah ee dowladu ay caawiso dhamaan howlahaan waxaa cadeeyey oo soo bandhiga heyadaha dabagalka iyo dhowrista hantida umadda ee dalkaas baarlamaanka dalka maleysiya ayaa sharci ka dhigay oo ansixiyey handisaha soo bandhigida qof kasta hantidiisa ee wasiirada lagu xisaabinayo dhaqdhaqaaqa hantitooda shaccbkana loo horgeynayo wax kasta oo wasiir ku magacaaban

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.