Home Afsomali Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Miisaaniyadda Dawladda Ee Sannadka 2019 ( DAAWO...

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Miisaaniyadda Dawladda Ee Sannadka 2019 ( DAAWO SAWIRADA )

Faahfaahin Saxaaafadeed

Meelaha laga filayo Dakhliga

Dawladda ayaa dhaqaalaha loogu tala galay miisaaniyadda 55.8% (189.9 Milyan) waxa ay ka filaysaa gudaha dalka, 44.2% (124.6 Milyan) waxa ka filaysaa deeqaha dawladda lagu caawiyo.

Dakhliga Gudaha

Dakhliga gudaha laga filayo ayaa isugu jiraa canshuur lasoo aruuriyay iyo qayb aan canshuur ahayn.

Canshuuraha waxaa laga filayaa 135.2 Milyan iyada oo dakhliga aan canshuuriga ahayn la filayo uu yahay 54.7 Milyan oo dollar.

Deeqaha dawladda la siiyo

Deeqaha dawladda la siiyo wax ay isugu jiraan deego laba dhinac ah iyo deeqo dhinacya badan, waxaana 30 Milyan oo kamid ah la filaayaa in ay ka timaaddo deeqda laba dhinac la ah, 120.2 Milyan ee kalana waxa ay ka imaanaysaa deeqaha dhinacyada badan.

 

281A3191

 

281A3194
281A3197
281A3174
281A3227
281A3224
281A3290

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.