Home Afsomali Guddiga doorashada federaalka oo iska diiday in ay  aqoonsadaan kursiga Fahad Yaasiin...

Guddiga doorashada federaalka oo iska diiday in ay  aqoonsadaan kursiga Fahad Yaasiin ku soo baxay 

Guddiga doorashooyinka heer federal ayaan aqoonsan natiijada kursigii uu ku soo baxay Fahad Yaasiin, iyagoo kaliya soo daabacay natiijada 5-tii kursi ee maanta Beledweyne lagu doortay, sida lagu shaaciyay Page-ka Guddiga uu ku leeyahay facebook

“Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) waxba iskama badalin go’aankii ay ku hakiyeen kursiga HOP#086, sidaasi darteed waa waxba kama jiraan natiijada talaabadii maanta lagu baalmaray”ayaa lagu daabacay Page-ka Guddiga.

Talaabadan ayaa ka dhigan in Fahad Yaasiin uusan si fudud ku heli doonin shahaadada kama dambeysta ah ee Xildhibaanimo oo ay bixinayaan Guddiga doorashooyinka heer Federaal.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA

Previous articleDoorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo ka socota Muqdisho
Next articleHirshabelle oo shaacisay Jadwalka doorashada todoba kursi (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.