Home Afsomali Guddiga doorashada Kenya oo laba garab u kala qeybsamay

Guddiga doorashada Kenya oo laba garab u kala qeybsamay

Guddiga doorashada iyo xuduudaha ee Kenya, ayaa laba garab u kala qeybsamay, iyadoo la sugayey in lagu dhawaaqo natiijada kama danbeysta ah ee doorashadii guud ee ka dhacday dalka Kenya.

Waxaa la sugayey ku dhawaaqista natiijada illaa iyo 03:00 galabnimo ee maanta.

Sida uu qabo sharciga Kenya, natiijada waa in lagu dhawaaqaa 16ka Ogosto.

Wararka kale aan ka heleyno dalka kenya ayaa sheegaya in gudaha Xarunta Guddiga doorashada laga maqlay rasaas xoogan oo ka dhaceyso, is rasaaseynta oo u dhaxeeysa Ciidamada amniga iyo kuwo taageersan Raila odinga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.