Home Afsomali Guddoomiyaha degmada Deyniile Maxamed Abuukar Cali (Jacfar) oo Noqday Xildhibaan helay 100...

Guddoomiyaha degmada Deyniile Maxamed Abuukar Cali (Jacfar) oo Noqday Xildhibaan helay 100 Cod

Guddoomiyaha degmada Deyniile Maxamed Abuukar Cali (Jacfar) ayaa saakay ku guuleystay kursiga HOP#025, kadib doorasho ka dhacday Dhuusamareeb.

Xasan Cali Cismaan oo ah musharaxii la tartamayey Jacfar ayaa u tanaasulay, waxaana sidaas Jacfar ugu codeysay 100 ka mid ah ergadii kursigaas.

Doorashada xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad ayaa si dardar leh uga socota gobollada dal, waxuuna qorshuhu yahay in la soo gabagabeeyo ka hor 25-ka bishan oo ah waqtigii loo asteeyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.