Home Afsomali Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Safiirka Jaamacada carabta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Safiirka Jaamacada carabta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Jaamacada carabta u fadhiya dalkeenna Amb. Salah Elguneid.

Danjiraha oo Guddoomiyaha ugu mahadceliyey soo dhoweynta loo samaayey ayaa xusay in Baarlamaanka JFS kaalin muuqato uu ku yeesho Jaamacada carabta.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ayaa Jamaacada carabta ku amaanay in doorka muhiimka ah ay ku leedahay iskaashiga dhanka horumarada iyo tayeynta howl-wadeenadda Golaha Shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.