Home Afsomali Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddi u saaray degaannada ay go’doomisay dowladda

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddi u saaray degaannada ay go’doomisay dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe) ayaa Caawa Guddi u saaray degaannada kuyaalla Bariga Gobolka Galgaduud oo la sheegay inay go’doomisay dowladda Soomaaliya.

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 11 Xildhibaan oo katirsan Golaha Shacabka ayaa laga sugayaa inay u kuurgalaan xaaladda amni iyo midda nololeed ee degaannada kuyaalla Bariga Gobolada Galgaduud iyo Mudug.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Xubnaha Guddiga iyo waajibaadkooda Shaqo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.