Home Afsomali Guddoomiyihii Gobolka Galgaduud oo goordhaweyd Muqdisho lagu toogtay

Guddoomiyihii Gobolka Galgaduud oo goordhaweyd Muqdisho lagu toogtay

Guddoomiyihii Gobolka Galgaduud Maxamed Daahir Cali Cilmi ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho, kaddib markii koox hubeysan ay ku dileen xaafada Carafaat ee degmada Yaaqshiid

Wararka ayaa sheegaya Guddoomiyaha iyo nin la socday lala dilay, xilli ay dad  booqanayeen xaafada Carafaat, waxaana la sheegay in dabley daba socotay ay toogteen.

Kooxo hubeysan ayaa rasaas ku furay Gaari ay wateen Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud iyo Walaalkiis Eng,Xasan Nuur xili ay marayeen Xaafada Carafaad ee degmadaasi Yaaqshiid.

Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud ayaa la sheegay inuu dhowaanahan ku sugnaa magaalada Muqdisho.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.