Home Afsomali Gudiga Dhismaha Masaajidka Xaafada Alraxma waxay kugu wargalinayaa in la bilaabay aruurinta...

Gudiga Dhismaha Masaajidka Xaafada Alraxma waxay kugu wargalinayaa in la bilaabay aruurinta ( DAAWO SAWIRADA )

Guddiga Dib u dhiska Masjid qubba waxay kugu wargalinayaa in la bilaabay aruurinta

lacagta dib u dhiska Masjid Qubba ee Xaafada Al Raxmo Deeganka Degmada Dayniile

waxaana ku shubikartaa lacagta Qaaraaanka dib u dhiska masjidka

Acconada salaam banka  A/c 31030798

Amal bank A/c 1011743093 ama E .V.C Plus Tel:612218855

Baaraka laahu keyd alle xagiisa dhigo ka qeyb gayqadashadaadu waa Inoo muhiim

dadka kalene gaarsii inshaa allah JAzakallahu khey.

Baaraka laahu keyd alle xagiisa dhigo ka qeyb gayqadashadaadu waa Inoo muhiim

dadka kalene gaarsii inshaa allah JAzakallahu kheyr

Qaabka Uga Wanaagsan Ee Sadaqada Loo Bixiyo Oo Sheekh Maxamed Cali Gadhle Kaga Hadlay Kalmaddiisii Maanta Ee Ramadaanta DHAGAYSO Qaabka Uga Wanaagsan Ee Sadaqada Loo Bixiyo Oo Sheekh Maxamed Cali Gadhle Kaga Hadlay Kalmaddiisii Ee  DHAGAYSO.

Sadaqo markaad bixiso ilaahay wuxuu balanqaadey inuu kuu laban laabayo ilaa 700 oo jeer iyo intii ilaah uu doono,” ayuu yiri Sheekh Shukri oo ku booriyey dadka Islaamka meel kasta oo ay joogaan in ay ka qeyb qaataan howlaha Taburacaada ah ee lagu dhisayo Masjidka Jaamaca ee ku yaala xaafada Raaeerka .

Sadaqo waa waxa ugu qiimaha badan mida xitaa marka aad dhimato ka gadaal uu ajarkeeda uu kuu soconayo oo ah sadaqada jaariyada ah sidii Nabigeena( SCW) uu ku sheegay xaddiithka saxiixa ah

 

5

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.