Guddoomiyaha Aqalka Sare ee barlamaanka federaalka soomaaliya, Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ka shiray gudoominaya kulanka guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare oo fadhi ku aadan ku yesheen safaradii uu gudoominayey guddoomiyaha aqalka sare iyo wafdigii lasocday ay ku tageen Kismaayo iyo Turkiga, waxaa kaloo looga wada hadlayaa, ansixinta hadal qoraalkii fadhigii 10aad ee guddiga joogtada ah, iyo , diyaarinta ajendaha kulanka 13aad ee golaha aqalka sare.
Home Afsomali Gudiga Maaliyada ee Mudanayasha Aqalka sare ayaa ka shiray safaradii gudoomiye Cabdi...