Home Afsomali Gudiga qaranka ee shaqaalaha dowlada (DAAWO SAWIRADA )

Gudiga qaranka ee shaqaalaha dowlada (DAAWO SAWIRADA )

 

Gudiga qaranka ee shaqaalaha dowlada

Ku simaha Gudomiyaha Ahna Gudoomiye ku xigeenka Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka Dowladda mudane, Cali Muumin Muudey (Ali Korufule) oo maanta magaalada Mugdisho ugu furey Hawenka Ku jira Shaqaalaha Dowladda Heer Fedraal, Heer Dowlad gobaleed & Gobalka Banaadir Aqoon is weedaarsi Ku saabsan KOBCINTA IYO AWOOD SIINTA HAWENKA EE HAY’ADAHA DOWLADDA.

Kulankaan loo sameynayo haweenka ku jira shaqaalaha Dowladda ayaa ah dhiiragalin iyo Ka qaybqaadasho nidaamka Dowladnimo ee heer Fedraal iyo heer Dowlad Gobaleed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.