Garabkii haystay taageeradda Shacabkooda ee Gudiga Doorashooyinka Somaliland SEIT ee Soomaaliya ee uu markii hore soo magacaabay Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa iguna doortay Gudoonkoodii. Gudoomiye waxay u doorteen Suleyman Caydiid Cismaan, Gudoomiye kuxigeenna waxay u doorteen Cabdishakuur Abiib Hayir.
Doorashada Gudoonka Gudiga SEIT ee Somaliland waxaa goobjoog ka ahaa FEIT, Dhaqan iyo waxgarad
Hambalyo Gudoonka cusub.