Home Afsomali Gudoomiyaha Dagmada Dayniile Maxamed Abuukar Jacfar  oo salaada ciidul Alxaa kula tukaday...

Gudoomiyaha Dagmada Dayniile Maxamed Abuukar Jacfar  oo salaada ciidul Alxaa kula tukaday Boqolaal Shacab ah Beerta dalxiiska dayniile ee Magaalada Muqdisho ( DAAWO SAWIRADA )

Gudoomiyaha mamulka Dowlada ee Dagmada Dayniile Maxamed Abuukar Jacfar  oo salaada ciidul Alxaa kula tukaday Boqolaal Shacab ah Beerta dalxiiska dayniile ee Magaalada Muqdisho

waxaana sidoo kale Shacabka kula ciiday halkaa Sheikh Cabdi xayi oo halkaa ii salaada ka dib wacyi iyo waano u soo jeediyey bulshada issaga oo sidoo kalana dhamaan muslimiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda maalinta barakaysan ee Ciidul_Adxa.

gudoomiyaha Dagmada dayniile Maxamed Abuukar Jacfar ayaa bulshada ugu baaqay

inay la shaqeeyaan laamaha Dowlada si loogu nolaado nabad iyo barwaaqo.

Gudoomiye Jacfar hambalyo ayaan idin leeyahay farxadane waa idinla qeyb-saneynaa waxaana idinka rabnaa inaad la shaqeyaa ciidamada kal duwan si ay u gutaan waajibaadka ka saaran ilaalinta bad-qabdka bulshada.

Ugu dambeyntii Gudoomiyaha Dagmada Dayniile Maxamed Abuukar Jacfar   ayaa yiri “Waxaan alle ka baryeynaa in Ciidaan teeda kale nabad iyo barwaaqo iyo guud ahaan dalka oo nabad ah samo nagu gaarsiiyo insha allah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.