Home Afsomali Gudoomiyaha Rugta ganacsiga Gobolka Banaadir oo lagu doortay Magaalada Muqdisho (...

Gudoomiyaha Rugta ganacsiga Gobolka Banaadir oo lagu doortay Magaalada Muqdisho ( DAAWO SAWIRADA )

rugta-ganacsiga-15

Munasabadan oo lagu doranayay Gudomiyaha Rugta Ganacsiga gobolka banaadir ayaa waxa kasoqeyb galay Ganacsato kaladuwan Aqoonyahano Gudoomiyayasha qeybaha kala duwan ee Ganacsatada Suuqyada Bakaaro Suuqbacaad iyo Xamarweyne iyo kuwa kale oo badan .
In ka badan 400 oo ganacsato ah ayaa munsabada ku sugnaa waxaana hab cantaag ah ku doortay in xilka gudoomiyagha Rugrta ganacsatada gobolka banaadir uu Qabto Cabdinaasir Cali Maxamed
Sidoo kale xaflada waxaa sigacantaag ah lagu doortay Gudoomiye kuxigeenka Rugta Ganacsatada Gobolka Banaadir waxaana loo Doortay Cali Xasan Warshiikh
Gudoomiyaha ladoortay ee Rugta ganacsatada Gobolka Banadir oo munasabadan kahadlay ayaa soo jediyay in uu waxbadan kaqaban doono baahiyaha ganacsatada goobolka Banaadir
wuxuu tilmaamay in ladiyaarin doono iyo qeynuun lagu hago ganacsatada Gobolka

rugta-ganacsiga-1 rugta-ganacsiga-2 rugta-ganacsiga-3 rugta-ganacsiga-4 rugta-ganacsiga-5 rugta-ganacsiga-6 rugta-ganacsiga-7 rugta-ganacsiga-8 rugta-ganacsiga-9 rugta-ganacsiga-10 rugta-ganacsiga-11 rugta-ganacsiga-12 rugta-ganacsiga-13 rugta-ganacsiga-14 rugta-ganacsiga-16 rugta-ganacsiga-17 rugta-ganacsiga-18 rugta-ganacsiga-19 rugta-ganacsiga-20 rugta-ganacsiga-21 rugta-ganacsiga-22 rugta-ganacsiga-23 rugta-ganacsiga-24 rugta-ganacsiga-25 rugta-ganacsiga-26 rugta-ganacsiga-27 rugta-ganacsiga-28 rugta-ganacsiga-29 rugta-ganacsiga-30 rugta-ganacsiga-31

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.