ku :Xildhibaan Xasan Sh Maxamuud
ku: Gudoomiyaha Xisbiga Nabada iyo Dimuquraadiyada Abdullahi Sheik Hassan Og :Gudiga Doorashooyinka Madaxa Banaan
Mudana adiga oo mahadsan Xisbiga aad Magiciisa aad labaxday waa xisbi aad taqaano waana xisbigi aniga oo gudoomiya kah aad Madaxweyne wadanka ka eheed
Waana Xisbigi Dowladaadi dhaliilaheeda Bulshada usoo bandhigi jiray.
Ilaa aad marki aad runtii u’addkeeysan weeyday aad amartay in leey dilo 15 August2015 4:00 habiinimo Nasiib wanaag teeyda oongelin darteed ayaa Alle iga badbaadshay Shirqoolki aad iisoo maleegtay hadana aniga oo Dhaqtar Nairoobi u’aady kasoo noqday 1 October isla sanadkaas waadigi Airporka ii dhigay Nabadsugid aan wax waaran Maxkamadeed ah wadan laakiin adiga amarkaaga kusheqeeyneesay taas oo u dhiganta afduub intaas kadibna waadigii amaray in Godk jilacow intaas oodhiba waxad iigu geeysatay in aan Xisbigaan aan Gudoomiye ka’ahaa hadan Ma xisbiga ayaad Bilileqeeysaneeysaa Anaga aas aasnay oonool
Layaab!!
Hada waxa layaab ah aniga oo kafikiraaya dhibaatadi aad iigeeysatay in aan sharciga kulatiigsado iyo in aan iska kaacafiyo miyaad waxad Go”ansatay in aad bilileqeeysato Xisbigi aan adiga wadanka xoog kuheesta Bulshada Magiciisa aan kaaga difaaci jiray waan ogahay in aaney aqoon yara kaa eheeyn laakiin maadaama aad Fashilantay in aad Sumcad karaadiso Xisbi adiga oon Siyaasad xataa kafikirin Bulshadu tiqiinay in’aad isku daydo in aad Bilileqeeysato.waa layaab.
Talo hadii aadan isku kalsooneeyn Xisbiyada dhisan kubiir .