https://youtu.be/N3k9enstcWg
Gudoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa mar kale ku celiyey maanta ballan qaad lacageed inuu bixin doono.
Cali jeyte ayaa sheegay in askarigii shabaab katirsan oo dila amiir katirsan al shabaab ay siin doonaan 30 kun dollar.
Waxa uu tibaaxay in loo baahan yahay in lasoo dilo Afhayeenka al shabaab cali dheere iyo Mahad karataay ayna cafin doonaan askarigii shabaab ah ee howlgalkaasi ku guuleystay lacag abaal Marin ahna lasiin doono.