Home Afsomali Gudoomiye ku Xigeenka Maaliyada Gobolka Banaadir Cabdiqadir Maxamud CaanoBoor oo isbedel dhan...

Gudoomiye ku Xigeenka Maaliyada Gobolka Banaadir Cabdiqadir Maxamud CaanoBoor oo isbedel dhan kasta ah ka fuliyey intii uu joogay Xafiiska

 

https://youtu.be/0NjQoKLK1WIGudoomiya Ku Xigeenka Koowaad ee Gobolka Banaadir ee Dhanka Maaliyada Cabdiqaadir Maxamud Caano Booro ayaa noqday shaqsigii ugu horeeyey 20kii sano ee la soo dhaafay hab maamuus shaqo ee dhanka Maaliyada u sameeyey Gobolka Banaadir taa oo keentay in ay Daqli Badan u soo xareeyo Gobolka

Gudoomiye Caano Booro ayaa ah shaqsi dhaqaalo horay u lahaa oo Baahi i geyn shaqadaan waxaana si weyn u amaanay madaxda sare ee dalka shaqada wanaagsan uu ka qabtay Gobolka Banaadir

Waxa uu joojiyey Gudoomiye ku xigeenka Maaliyada Caanoboor Lacago badan ay qaadan jireen Xildhibaano iyo Siyaasiyiin kuwaa oo Bil walbo qaadan jiray qoondo lacageed aad u badan

Qarash badan ayaa xiligaan u soo xarooday Gobolka Banaadir waxaana Amaantaas leh Gudoomiye ku xigeenka Maaliyada Cabdiqaadi Maxamud CaanoBoor oo wax badan ka badalay shaqadii hore ee ka jirtay Gobolka

Waxaa kale uu sameeyey qaab Cusub oo horay uga jirin Gobolka Banaadir isagoona si doo kale ku guuleystay Bixinta Musharaadka shaqalaaha Gobolka uu ku bixiyo bil walbo 25 teeda taa oo aan horay uga jirin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.