Home Afsomali Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka banaadir oo shaqadii laga uu ka joojiyey gudoomiyaha maxkamada...

Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka banaadir oo shaqadii laga uu ka joojiyey gudoomiyaha maxkamada Sare

 

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa warqad ka soo baxday waxa uu shaqadii si Kumeel gaar ah uga joojiyay guddoomiyaha Maxkamadda gobolka banaadir Xaashi Cilmi Nuur.

Inkastoo aan la ogeyn sababta shaqada looga joojiyay gudoomiyihii Maxkamada

gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur , laakiin waxaa jira in amarku uu kasoo baxay gudoomiyaha Maxkamada Sare.

Wararka ay helayso somalisan.com ayaa lagu sheegaya in Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee

dalka Ibraahim Iidle Suleymaan uu shaqadii si KMG ah uga joojiyay Gudoomiyaha

Maxkamada gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur.

xaashi-cilmi-nuur1

xaashi-cilmi-nuur2

xaashi-cilmi-nuur

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.