Home Afsomali Guri Ceel Goobo Ganacsi oo Dab qabsaday

Guri Ceel Goobo Ganacsi oo Dab qabsaday

 

Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay  halkaasi saakay Kaalin Shidaal oo ku taalla uu ka kacay dab xoogan,kaasi oo geystay khasaaro hantiyeed.

Dadka deegaanka ayaa waxaa ay inoo sheegeen in dabka uu yahay xoogan,isla markaana uu socdo gurmad lagu deminayo dabkaas oo ay ka qeyb qaadanayaan qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan ha

Sidoo kale waxaa la sheegayaa in dabku uu kusii fiday goobo ganacsi oo hor leh,waxaana ku jirto Shirkadda lagu magacaabo Beder,taasi ku taalla Nawaaxiga uu dabka ka kacay.

Dabkaan ayaa waxa uu geystay Khasaaro hantiyeed,inkastoo aan weli la shaacin inta uu la egyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.