Home Afsomali Hadaba yaa tanaasuli doona kooxahaan Shiraya tanasul?

Hadaba yaa tanaasuli doona kooxahaan Shiraya tanasul?

Dhuusamareeb: su, aalahan jawaabtodu bal radi oo la tasho naftaada

1)Madaxweyne Farmaajo haddii uu aqbalo in dalka doorasho dadban ka dhacdo
Waxa uu aqbalay kursiga in uu BANEEYO.

2)Ra’iisal Wasaare Kheyre haddii uu ogolaado muddo kororsi Dowlada loo sameeyo
Waxa uu ogolaaday in uu kursiga baneeyo, Si mucaaradka loogu qanciyo Mudo Kororsiga.

3)Maamul Goboleedyada dalka haddii ay ogolaadaan doorasho qof iyo cod ah Waxa ay aqbaleen in Madaxweyne Farmaajo mar kale lasoo doorto iyagana uu bixiyo.4) gudoonka barlaman hadii ay ogolaan madal & heshiis dorasho dadban ama 4.5 waxay ogoladeen in barlamanka saas ku hermo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.