Home Afsomali Hambalyada maalinta dhalinyarada iyo Safiirka Somalia ee ugandha Jabriil Afyare oo dhalinyarada...

Hambalyada maalinta dhalinyarada iyo Safiirka Somalia ee ugandha Jabriil Afyare oo dhalinyarada la dardaarmay guulna u Rajeeyey

Hambalyo maalinta dhalinyarada August 12, 2021 “International Youth Day”,

Dhalinyarada Soomaaliyeed waxaan u yahaa qadarin wayn waana mustaqbalka dalkeena. Waxaan farayaa dhalinyarada Soomaaliyeed meel walba ay joogaan in ay diintooda iyo dhaqankooda ay ilaashadaan, adeecaan waalidkood ayna ka daalin inay aqoonta meel sare ay ka gaaraan anigoo ka dharagsan caqabadaha jira laakiin waxaan loo dhibtoon lama helo…

Guul baan u rajaynayaa dhalinyarada Soomaaliyeed. 🇸🇴

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.